Samhällsinformation från Lessebo kommun. Idag: Corona / Covid-19 på svenska, arabiska och somaliska.
Adigu is ilaali dadka kalena ka ilaali in cudur ku faafo Länk till annan webbplats, öppnas i nytt fönster.
Iska ilaali u dhawaanshaha dad xanuusanaya. Markaasi waxaad naftaada iyo dadka kaleba ka ilaalinaysaa in la xanuusado. Halkan waxaanu kugu siinaynaa talo-bixin ku saabsan sida aad isaga ilaalin karto in cudur kugu faafo.